Qaabka is diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga dus aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo, kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ayaduuuuuuu dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta, sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
.Start reis
.UI-meldingen
.bugs gefixed
Categorie:Apps, Reizen en lokaal
Ontwikkelaar:TABAARAK ICT-OPLOSSINGEN
Pakket: com.dhaweeye.driver
Versie: 1.0.81
Rating: 5 ( 1666)
Maat: 6.0 MB
Eis: Android 5.0 +
bijgewerkt: 23-03-2020
installeert: 10,000+
Copyright © 2020-2021 APK Android Downloader